Baaritaan caalami ah ayaa lagu sheegay in mashruuca IMDB uu maamulo ra’iisul wasaaraha
Sharci dhanka amniga ah ayaa ka dhaqan galay dalka Malaysia.
Sharcigaasi waxa uu Ra’iisul wasaare Najib Razak uu siinayaa awood cusub.
Ra’iisul wasaaraha waxa uu sheegay in sharcigan uu u ahaa lagama maarmaan dagaalka wax uu ku tilmaamay argagixisada.
Laakiin waxaa laga baqayaa in loo adeegsado aamusiinta mucaaradka dowladda.


