Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garowe Caasimadda Puntland ayaa waxa ay sheegayaan Taliska Booliiska gobolka Nugaal ay maanta soo bandhigeen ku dhawaad 30 dhalinyaro ah oo lagu soo qabtay hawlgallo ay ciidamada amnigu ka sameeyeen xaafadaha kala duwan ee magaalada Garoowe.
Radio Risaala broadcast online 24 hours a day, seven days a week. Radio Risaala brings you the friendly voices of the community. As a community station, We also have religious programs, sport, local news and interviews etc.



