Falanqeeyaha kubada cagta Sky Sports Paul Merson ayaa todobaadkaan mar kale waxa uu sadaaliyay natiijooyinka kulamada Premier League laga dheeli doono.
waxaa inta badan uu ku guuleystay sadalintiisii kulamadii furitaanka Horyaalka, isagoo shan natiijo sadaaliyay, tasoo u ah guul sida uu aaaminsan yahay.
Merson ayaa saxay kulankii 1-1 ee u dhexeeyay Everton iyo Tottenham kana dhacay Goodison Park iyo kii kale ee dhexeeyay Middlesbrough iyo Stoke kana dhacay Riverside.
Haddaba Todobaadkaan Qaabkaan ayuu wax u sadaaliyay Khabiirkaan lagu magcaabo Paul Merson.
Man Utd v Southampton 2-0
Stoke v Man City 1-1
Sunderland v Middlesbrough 2-2
West Ham v Bournemouth 2-1
Tottenham v Crystal Palace 2-0
Watford v Chelsea 1-2
West Brom v Everton 1-1
Swansea v Hull 1-0
Burnley v Liverpool 1-3
Leicester v Arsenal 2-2


