Los Blancos ayaa ciyaari doonta iyadoo afar dhibcood ka danbeeysa Barcelona oo kulan uu u harsan yahay, Madrid ayaa dooneysa kulankaan inay soo yareyso farqiga dhanka dhibcaha ee u dhaxeeya iyada iyo Real Madrid.
Madrid waxay leeyihiin ayaa guuldaro la,aan ah tan oyo markii 1-0 ay kaga badisay Villarreal bartamihii December,Tan iyo markaas sideedii kulan oo ay ciyaartay lagama badin,
Real Madrid ayaa lix kulan oo kamid ah Sideedii kulan ee ugu dambeeyay badisay waxaana ay dhaliyeen 34 gool iyagoo laga dhaliyay sided gool kaliya.
Marka la barbardhigo, bandhiga Bilbao oo xili ciyaared khilaafsan kujira aad ayay kaga fiican tahay Madrid.,Waxay soo gaaray afar guul darro 10 kulan ee ugu danbeyay tartamada oo dhan kooxda Bilbao,