Real Madrid Oo Soo Bandhigtay Maaliyada Cusub Ee Gurigeeda & Banaankaba Ku Ciyaari Doonto Xili Ciyaareedka 2016-17

Ciyaartoyda kala duwan ee Real Madrid iyo tababare Zidane ayaa usoo bandhigay taageerayaasha dunida maaliyada cusub ee ay ku ciyaari doonto kooxdooda xili ciyaareedka soosocda ee 2-16/2017.

maaliyada oo lasoo bandhigay maanta oo ah July 14, waa mid gaaar ah loo naqshadeeyay dhinac kastaa,

Waxaana ay soo bandhigeen xirmo collar strip cadaan ah oo ah dhaqan ahaan mida ay caanka ku tahay kooxda Real Madrid,

Maaliyada cusub ee martida kooxda Real Madrid ayaa ah mid buluug xigeen ah, tasoo kulamada banaanka kooxda ku ciyari doonto.