Ra’iisal wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, Xasan Cali Khayre iyo xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si wadajir ah usoo saaray warsaxaafadeed ay ku diidayaan tallaabadii shalay Xildhibaanada labada Aqal ay ku Asnsixiyeen Afarta Cutub ee dastuurka , iyo wax ka beddelka lagu sameeyay .
Radio Risaala broadcast online 24 hours a day, seven days a week. Radio Risaala brings you the friendly voices of the community. As a community station, We also have religious programs, sport, local news and interviews etc.