Puntland oo soo saartay go’aanno culus oo ka dhan ah Dawlada Federaalka

Maamulka Puntland ayaa  warsaxaafadeed kasoo saartay go’aankii Baarlamaanka ee uu ku meelmariyey afar cutub ee wax ka bedelka dastuurka kuna dhawaaqday go’aan culus.

Halkan Hoose ka Akhriso War saxaafadeedka :