Puntland oo Kormeertay Waddooyin ku Bur buray Roobabkii Sool

Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kormeeray wadada laamiga ah ee isku xirta Garoowe iyo Laascaanood. Daadadkii roobabka ayaa wadada gaarsiiyey bur-bur xoogan.

Deegaanada uu kormeeray Madaxweyne Ku-xigeenku waxaa ka kamid ah Buuro-wadal iyo dooxada Woow ee gobolka Sool, wadada waxaa soo gaadhay bur-bur xooggan oo aan laga fursanayn in si dhakhso ah waxlooga qabto, maadaama burburka wadadu ku fidaayo inteeda bedqabta.

Kormeerka Madaxweynaha waxaa ku wehelinaayey Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Rooobka, Guddoomiyaha gobolka Sool, Agaasime Ku-xigeenka Madaxtooyada, Afhayeenka Madaxtooyada iyo Masuuliyiin kale.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa korneerka kadib ka hadlay waxyeelada soo gaartay waddooyinka hal bowlaha ah ee dalka iyo sida ay muhiimka u tahay in laga wada qayb-qaato, waxa uu tilmaamay in sida ugu dhaqsiyaha badan wax looga qabandoono, marka ay yaraadaan daadadka socda, qiimaynta iyo ka warqabka wadooyinkana loo feejigan yahay.

Ugu dambayn, Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa mar kale ku celiyay in shacabka Puntland looga baahan yahay inay ka qayb qaataan dhismaha iyo dayactirka waddooyinka bur-buray, sidii awalba ay uga qayb qaadan jireen.

Cisco 300-080 Demo Download

In Troubleshooting Cisco IP Telephony and Video (CTCOLLAB) fact, we can all see similar news because the international war is a hot topic in the media. Let me give a general introduction of the profile we sent to the country.Oh, certainly very boring, but I still hope you look a little more a lot of clues Cisco 300-080 Demo Download to the story is really here, I CCNP Collaboration 300-080 think for a long time can not remember what ways you can blend into the story inside. For a moment you are 300-080 Demo Download responsible for taking back their backpack Yes I was even more, backpack without war preparations ah District 1, boarding We ran in the past, carrying CCNP Collaboration 300-080 Demo Download Cisco 300-080 Demo Download only a kettle carrying a kettle, dry food without any band. We have a headquarters under the jurisdiction of a Nordic mixed camp, there is a Finnish company, a Norwegian company, battalion and directly under the team from Finland, Denmark, Sweden, Norway Cisco 300-080 Demo Download and so on.

I even thought about how many you played Cisco 300-080 Demo Download The frame that used to be used without a wooden stick was also called Cisco 300-080 Demo Download a rack It s you, get on the bus Ah Liu Haizhu did not wait to understand what was Troubleshooting Cisco IP Telephony and Video (CTCOLLAB) CCNP Collaboration 300-080 going on, and was pushed to the car by the police. Although they did not usually love CCNP Collaboration 300-080 Demo Download the Cisco 300-080 Demo Download martial arts, 300-080 Demo Download the Chinese quickly went down with their heads. he bullied you Yes, I used to rob me on the road Although Zhang Haoran made some money, he obviously didn t make enough money. I calmed down White pigeons, remember what I said the day before we got married

The little North just Cisco 300-080 Demo Download read her unspeakable mistakes as the bride s peach shy, more ignited the blazing fire and quickly burned throughout the body. Until Cisco 300-080 Demo Download Troubleshooting Cisco IP Telephony and Video (CTCOLLAB) his classmate s yellow skin Yankees, the European guy boarded the plane after the night, he Cisco 300-080 Demo Download can return to the innocent hotel, pre cell phone notification of the young celadon standing alone. Small CCNP Collaboration 300-080 celery son often alone, in this city, 300-080 Demo Download to Cisco 300-080 Demo Download say live tired, no one in the girl than her. The skill of cooking men catch up with the cooking skills of the chef, leaving him to wait and see the tiger dare to go to Beijing.