Mooshin ku saabsan doorashooyinka oo Golaha Shacabka la horkeeni doono

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa lagu waddaa in maalinta berri ah ay yeeshaan kulan.

Kulankaan ayaa ku saabaan Arrimaha doorashooyinka dalka oo maalmihii lasoo dhaafay muran ka taagnaa.

Fariintaan ayaa goordhow loo diray Xildhibaanada Golaha Shacabka.

M.ne Xil Beri oo Isniinah oo ay Tar 12 April, waxaa jira Kulan weynihii Golaha Shacabka.
Agendaha
1. Ka doodista Mooshin ku sahabsan Doorashooyinka Qaranka

Saacadu waa 09:00 subaxnimo