Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha.
Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,538
o Laga Helay: 135
o Somaliland: 67
o Puntland: 43
o Hirshabelle: 10
o Banadir: 10
o Jubbaland: 3
o Galmudug: 2
o Lab: 87
o Dhedig: 48
o Dhimasho: 13 (Somliland:10, Jubbaland:2, Banadir:1)
o Bogsashada: 93
Tirada Guud ee Laga Helay: 12,406
Bogsashada Guud: 5,222
Dhimashada Guud: 618



