Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Mas’uul cusub

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuled, ayaa magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, kadib xil ka qaadistii lagu sameeyay Wasiiru Dowlihii hore.

waxa uuna xilkaas u magacaabay Cabdule  Xasan Nuur

ttttttttttttttttttttttt