Shirka looga hadlaayo doorashada Soomaaliya ayaa manta lagu in lagu soo gabagabeey magaalada muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Shirkaan ayaa shalay ka furmay magaalada muqdisho waxaana furay madexweynaha Soomaaliya Xasan sheikh maxamuud,waxaana shirkaan go’aan looga gaaraya nooca doorasho ee dalka ka dhicin karta sanadkaan.
Shirkaan ayaa manta galinka dambe waxaa lagu waa in laga soo saaro qodobo ay isku raaceen hogaamiyaasha Soomaaliya.


