Old Trafford ayaa qayb ahaan laga daadgureeyay taageerayaasha ka kulanka Manchester United iyo Bournemouth ay ku ciyaari lahayeen Premier League sabab la xiriirta garoonka walxaha qarxa lagu arkay.
Gabi ahaanba qeybta waqooyi-galbeed ee garoonka ayaa laga daadgureeyay jamaahiira United Ka dib markii code cas’kasoo oo sheegaya in dhibaao ay ka jirta garoonka,
ciyaarta ayaa si deg deg ha markii hore loo sheegay in ay dib u dhici doonto 45 daqiiqo, lakiin mardabe ayay gudiga ciyaarta ku dhawaaqeen in kulanka gabi ahaanba la kansalay ama lajoojiyay.


