Jubbaland oo beenisay Warqad lagu baahiyay Baraha bulshadda

Guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Daawad ee magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyey waxqabadka muddadii 3 bilood ahayd ee ay shaqaynayeen.

Kulanka maanta guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa intii uu socday waxaa lagu sheegay in safarro ay dhowaan ku tageen degmooyinka iyo deeganada gobolada Gedo iyo Jubbada hoose ay kulamo kula soo qaateen qaybaha kala duwan islamarkaana ay u sharraxeen hannaanka loo marayo doorashada.

Guddoomiye ku-xigeenka guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland Axmed Cumar Maxamed ayaa warbaahinta u sharraxay waxa u qabsoomay guddiga muddadii uu jiray.

Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland Xamsa Cabdi Bare ayaa u mahadceliyey dhamaan shacabka Jubbaland ee sida diiran ugu soo dhoweeyey deegaanada ay tageen.

Xamsa Cabdi Barre Guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa been abuur ku tilmaamay qoraalka lagu baahiyey baraha bulshada ee ahaa in beesha calaamka ay kala kulmeen cadaadis la xiriira qaabka loo soo xulaayo Xildhibaanada Barlamanka Jubbaland wuxuuna sheegay in doorashadu ay u dhacayso sida loo qorsheeyey.

Guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa howshooda si habsami leh u wata waxaan dhowaan lagu wadaa in ay magaalada soo gaaraan Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Xildhibaanada Baarlamaanka.

HRCI GPHR Certification Exams : Global Professional in Human Resource

Do HRCI GPHR Certification Exams you know Ann surprised. I HRCI GPHR Certification Exams have already HRCI GPHR Certification Exams done the inspection. The twine of the spine is burnt and the HRCI Certifications GPHR HRCI GPHR Certification Exams paste is quickly drifting along the street. I GPHR Certification Exams will do my Global Professional in Human Resource best to run GPHR Certification Exams Shangjili Group well, and we will win glory for our family.

Mingzhe listened and laughed, GPHR Certification Exams half assured Half of it was touched by the brother HRCI Certifications GPHR s straightforwardness. HRCI GPHR Certification Exams I am such a person who does not believe that HRCI Certifications GPHR Certification Exams HRCI GPHR Certification Exams things can t be changed. Su s father and son are returning to HRCI GPHR Certification Exams their parents homes, and Su Global Professional in Human Resource Daqiang will be old.

Go, go back.Halfway through, Zhen Yilong dragged another stack of tickets into HRCI GPHR Certification Exams his pocket and said, Give your daughter in law a good dress. The next morning, Xiao Qin in the real estate company just seated the Housing Department, received a phone call Zhen Yan, dry mother is sick, you do not go HRCI GPHR Certification Exams to work today, specifically to take care of her. When the GPHR Certification Exams reporter around, Xiao HRCI Certifications GPHR Qin child vowed the entire HRCI GPHR Certification Exams face in the back of the elderly. elderly rubbed her hair with a thin hand, let her kneel under Global Professional in Human Resource the GPHR Certification Exams knee, trembling said, you do, do, my, girl. Sister, I want to tell you that when I started from the second year of elective courses in the sociology department, it seems that it is not a problem to obtain a second degree.