Waxaa Xaley la soo Saaray isku aadka heerka guruubyada Champions League laguna sameeyey Magaalada Monaco ee Dalka Faransiiska.
Kulamada wareega group-yada waxaa la ciyaari doonaa Bisha September 17-18, Waxaa kaloo la Ciyaari doonaa Bisha October 1-2, October 22-23, Bisha November 5-6, November 26-7 iyo December 10-11.
Group A PSG, Real Madrid, Club Brugge, Galatasaray
Group B: Bayern Munich, Tottenham Hotspur, Olympiacos, Red Star
Group C: Manchester City, Shakhtar, Dinamo Zagreb, Atalanta
Group D: Juventus, Atletico Madrid, Bayer Leverkusen, Lokomotiv Moscow
Group E: Liverpool, Napoli, RB Salzburg, Genk
Group F: Barcelona, Borussia Dortmund, Inter, Slavia Prague
Group G: Zenit, Benfica, Lyon, RB Leipzig
Group H: Chelsea, Ajax, Valencia, Lille



