Taliska Ciidanka xoogga dalka ayaa Isbadal ku sameeyey Taliyaasha Qaybta iyo Abaanduulaha Qaybta 21Aad
Taliyaha Cusub ee Qaybta 21aad ayaa loo Magacaabey G/Sare Cabdicasiis Claahi (Qooje, Dagaari)
Abaanduulaha Qaybta 21aad Ayaa isna Loo Magacaabey Dhamme Aadan Siyaad Cabdi
Sidoo Kale Taliyaha Danab Qaybta 21aad ayaa Loo Magacaabey Dhamme Muqtaar Cabdi aadan.




