Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Isbedel lagu sameeyay Taliska Ciidanka xoogga Qeybta 21-aad 

Taliska Ciidanka xoogga dalka ayaa Isbadal ku sameeyey Taliyaasha Qaybta iyo Abaanduulaha Qaybta 21Aad

Taliyaha Cusub ee Qaybta 21aad ayaa loo Magacaabey G/Sare Cabdicasiis Claahi (Qooje, Dagaari)

Abaanduulaha Qaybta 21aad Ayaa isna Loo Magacaabey Dhamme Aadan Siyaad Cabdi

Sidoo Kale Taliyaha Danab Qaybta 21aad ayaa Loo Magacaabey Dhamme Muqtaar Cabdi aadan.

Exit mobile version