Man United ayaa Dardar Xoog leh soo bandhigtay kulankii Ay Ciyaareen waxayna U dagaalamaayeen in ay kaalinta afaraad si ku meel gaar ah u sii fariistaan maadaama ay Chelsea beri ciyaari doonto.
Bilaawgii ciyaarta Hogaanka waxaa u dhiibay Pogba kasoo Dharbaaxada bilaaway.
Isla Qeebtii Hore Ee Ciyaarta United waxaa u suurta Gashay inay goolka Labaad Helaan waxaana u dhaliyay Martial.
Qeebta hore waxaa lagu kala nastay 2-0 oo ay United hogaanka ku hayso.
Marki La Isku Soo Laabtay Qeebta Labaad waxaa Ciyaarya Sii Dheereyay Pogba Oo Rigoore Gool U Badalay.
Ciyaarta ayaa ku soo idlaatay 3-0.



