Firdhiye oo magacaabay Golaha wasiirada Waqooyi Bari ee Soomaaliya oo ka kooban 21 mudane.

Wareegto xalay kasoo baxday Madaxweynaha maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya Axmed Aw- Cali Firdhiye , ayaa lagu magacaabay golaha cusub ee Wasiirradda maamulka Waqooyi Bari.

Wasiirradda maamulka Waqooyi Bari ee la magacaabay , ayaa ka kooban 21 wasiir oo ay ku jiray qaar kamid ah Wasiirradii hore ee maamulka SSC Khaatumo, waxaa sidoo kale wasiirradda ku jir kuwa cusub.

MAGACAABISTA XUBNAHA GOLAHA WASIIRADA