Magaalada Baydhabo ayaa waxaa si toos ah uga bilaabatay Doorashada Xilka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, iyadoo hoolka doorashada hadda ay ka socoto.
Shan Musharax ayaa u taagan loolanka Doorashada Xilka Madaxtinimada Maamulka Koonfur Galbeed, waxaana ay kala yihiin.
Cabdicasiis Xasan (lafta_Gareen)
Dr Ibraahim Macalin Nuuroow
Aadan Maxamed Xasan (Saransoor)
Danjire Sayid Axmed Daahir.
Xuseen Cusmaan Xuseen (Calool_kuus)



