Waxaa ka socota Magaalada Baydhabo tirinta Codadka Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ay ka dhiibteen doorashadda Madaxtinimada .
Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo ka mid ahaa Shaqsiyaad dowladda dhexe lagu eedeeyay in ay wadato ayaa hadda Hoggaaminaya Codadka la tiriyay , waxaana doorashadda ay Muuqataa in loo gudbin doono Wareegga Labaad.



