DHAGEYSO: Waxqabad xumo lagu dhaliilay maamulka gobolka Banaadir

Qaar ka mid ah bulshadda kunool Caasimadd ayaa ku dhaliilay maamulka gobolka Banaadir Waxqabad xumo, islamarkaana Sanad ka dib Mas’uuliyiin loo soo Magacaabay gobolka aysan waxba u qaban.

Shacabka waxa ay sheegeen in loo baahan yahay Isbedel, Maadaama maamulka gobolka Banaadir uusan wali waxba kusoo kordhin gobolka Sidda Ammaanka , bilicda iyo Dhismaha Wadooyinka.