Wariyaasha ka howlgala deegaanada maamulka Somaliland ayaa codsaday in lasoo daayo wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim oo u xiran dowlad deegaanka Somaliland ee dalka Itoobiya.
Ciidanka dowlad deegaanka Somaliland ee dalka Itoobiya ayaa dhawaan shan wariye ka xaxeystay magaalada Togwajaale.
Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim ayaa ku xiran magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Somaliland ee dalka Itoobiya.
Waxay sidoo kale dowladda Itoobiya hawada ka saartay tvga ee fadhigiisu yahay magaalada Hargeysa ee Horn Cable tv.


