Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga ee Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya C/risaaq Cabdi Aadan oo wareysi siiyay Idaacadda Risaala ee Muqdisho ayaa ka warbixiyay howlgalada Al-Shabaab looga saarayo degaanada Koofur Galbeed.
Waxa uu sheegay in Ciidamada kala duwan ee Koonfur Galbeed heegan buuxa la geliyay islamarkaana uu dhawaan bilaabanayo howlgalka Al-Shabaab looga xureynayo degaanada koonfur Galbeed.



