Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO WAREYSI: Howlgallo ka bilaabanaya K/Galbeed

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga ee Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya C/risaaq Cabdi Aadan oo wareysi siiyay Idaacadda Risaala ee Muqdisho ayaa ka warbixiyay howlgalada Al-Shabaab looga saarayo degaanada Koofur Galbeed.

Waxa uu sheegay in Ciidamada kala duwan ee Koonfur Galbeed heegan buuxa la geliyay islamarkaana uu dhawaan bilaabanayo howlgalka Al-Shabaab looga xureynayo degaanada koonfur Galbeed.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/11/Wasir-kuxigenka-Amniga-konfurgalbed-Somalia-C.risaaq-cabdi-aadan.mp3?_=1
Exit mobile version