Taliyaha saldhiga degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose oo wareysi siiyay warbaahinta RIsaala ayaa ka hadlay xaaladaha dhanka amaanka ee degmadaasi.
Amiin Maxamed CIsmaan ayaa u sheegay Idaacadda Risaala iyo xaalada magaalada tahay mid degen, wuxuuna ka warbiyay qarax ka dhacay degmada Afgooye.


