Xildhibaanada Mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya ayaa sheegay Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuusan waxba ka qaban balanqaadyadii uu sameeyay Xilligii doorashadda.
Hoos ka dhageyso Warbixin ku saabsan Xildhibaanada Mucaaradka ah.