Qabanqaabadii ugu dambeysay ee doorashadda Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa ka socota xarunta loogu tala galay in ay ka dhacdo doorashadda Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle.
Qaar ka mid ah Ergooyinka lagu casuumay doorashadda iyo xildhibaanada ayaa kusoo qulqulaya xarunta ay ka dhaceyso doorashadda.
Doorashadda ayaa lagu waddaa saacad ka dib in ay bilaabato sida ay horay u shaaciyeen Guddiga Madaxweynaha Hirshabeelle.
Wariyaha Risaala Cabdiraxiin Ceylaawe ayaa ku sugan xarunta ay ka dhaceyso doorashadda ee magaalada Jowhar, waxaana uu ka waramaya wararkii ugu dambeeyay.


