Wararka inaga soo gaaraya magaalada Garowe ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in haatan ay meel wanaagsan marayaan wada hadalada u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland.
Warar hor dhc ah ayaa ayaa sheegaya in Puntland ay ogolaataya nidaamka 4.5
Wariyaheen inooga soo warama deegaanada Puntland C/raxmaan Cabdi Maxamed ayaan wax ka weydiinay arimahaasi.


