Iyadoo maalmihii u dambeey qaban qaabadeeda ay ka socotay dhismo lagu dayactirayo buundada yar degmada Afgooye taas oo ah mid aad u bur bursan.
Maamulka Shirkada Isgaarsiinta Hormuud waxa ay bixisay deeq lacageed oo ah mid buundada dib u dhis loogu sameynayo, iyadoo Hormuud ay bixisay lacag gaareysa labo kun oo dollar.
Waxaana buundadan dhismaheeda ka qayb qaadanaya dhamaan shacabka ku nool degmada Afgooye.


