Dhageyso: faah faahin dagaalkii ka dhacay Caad iyo Ceel-Cabdi ee G/Mudug

Xilli uu wareysi siinayay Idaacadda Risaala Taliyaha qeybta howlgalinta gobolka mudug ee maamulka Galmudug C/kariin Maxamuud Maxamed ayaa waxaa uu ka warbixiyay dagaalkii maanta ka dhacay  degaanada Caad iyo Ceel-cabdi oo ka tirsan gobolka Mudug, islamarkaana dagaalkas uu u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Galmudug iyo Xarakada Al-shabaab.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in dagaalka uu istaagay, isagoo intaa ku daray in jabiyeen kooxihii ay la dagaalameen y waa sida uu hadalka u dhigay.