DHAGEYSO: Puntland oo ka hadashay xaaladaha amaan ee kusoo kordhay

Wasiirka amniga ee Puntland Cabdi Cali Xersi Qarjab ayaa  ka hadlay xaaladaha dhanka amaanka ee kusoo kordhay deegaanada maamulka Puntland.

Wasiirka ayaa sheegay in kooxaha weeraray Puntland ay kasoo gudbeen dhanka xeebaha Mudug iyo deegaanada Xarardheere hoos taga

Hoos ka dhageyso codkiisa