Dhageyso:-Maxay ka dhigan tahay tallaabada Kenya ee Kiiska Badda?

Warbaahinta dalka Kenya ayaa qoray in dawladda dalkaasi ay ka codsatay maxkamadda caalimiga ah ee cadaaladda in ay dib u dhigto dhageysiga dacwadda badda ee ay Soomaaliya ay xareysay.

Dawladda Kenya ayaa sheegtay in u baahan tahay in qareeno difaaca oo cusub ay qorato, sidaas darteedna ay waqti dheeri ah u baahan tahay, iyada oo ay xusid mudan tahay in  Soomaaliya ay diiday Codsiga Kenya.

Hadaba maxay ka dhigan tahay arrintaan Cabdiqafaar Cabdi Wardheere oo xiriirka caalamiga ah ku takhasusay oo la hadlay Voa-da ayaa sharaxaya.