Dhageyso:-Madaxweyne Denni oo ka hadlay fashilka Shirkii Garoowe

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka warbixiyey Shirkii Iskaashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS kaas ee lagu qabtay Garoowe,balse fashilka ku dhamaaday.

“Qodobka ugu xasaasisanaa shirkii wuxuu ahaa in loo baahday in lahelo gole siyaasadeed oo ay rabeen Dowladdaha Xubanaha ka ah DFS, runtiina Madaxweyne Farmaajo wuu qiray arrintaas in dastuurku ogol yahay, muhiimadda shirka waxay ahayd, in laysu yimaaddo, la kulmo, lawada hadlo, laakin wax is afgarad ah majirin, waxaana sabab u ahayd in loo baahday waqti badan”.Ayuu yri Madaxweynaha Puntland.

Sidoo Kale Madaxweyne Deni ayaa xusay waxayaabaha ay isku khilaafsan yihiin Dowladda Federaalka iyo Dowladdaha xubanaha ka ah DFS.

“Dowladdaha xubanaha ka ah DFS. waxay si cad u sheegeen in masiirka dalka loo baahan yahay in talo laga wada yeesho. Xeerka doorashooyinka oo waxyaabaha masiirka ah, runtii wuxuu ahaa wax aan lala socon, oo la rabay in heshiis laga gaaro, waxay ahayd doodaha shirka”.

“Doodda kale waxay ahayd, qeybsiga kheyraadka dalka oo Baatroolku kamid yahay, dalka Soomaaliyeed wuxuu soo maray burbur, dadka Soomaaliyeed waxay ku kala duwan yihiin wax badan, si loo mideeyo ayaa federaalka loo qaatay, si aan mar kale ay naan ugu laaban dhibaatooyinkii dagaallada sokeeye iyo is aaminaad la’aanta”.

Madaxweynaha ayaa baaq u diray Madaxda DFS iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah.

“Dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowladdaha xubnaha ka ah DFS waa kuwo ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed, waa in ay ka shaqeeyaan midnimada ummda Soomaaliyeed, waa in lawada hadlo hadii xataa la kala aragti duwan yahay, waxyaabaha la isku afgaran waayo in dib loo dhigo lagana wada hadlo kuwa aan lagu muran saneen”Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland

Dhinaca kale Madaxweynaha Puntland ayaa ka hadkay sababta ay Puntland Iskaashi ula yeelatay maamullada Hirshabeelle iyo Koonfur-galbeed.

“Hore waxaan Iskaashi ula lahayn Jubbaland iyo Galmudug, haatanna Hirshabeelle iyo Koonfur-galbeed, waxaan uga faa’iidaysanay in wada shaqeyn lahelo, Hirshabeelle dhaqaale ayaa naga dhexeeya, Koonfur-galbeedna sidoo kale”.Ayuu Yiri Madaxweyne Deni.

Ugu dambeyn, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa aad ugu mahadnaqay dhammaan shacab weynaha Puntland, gaar ahaan shakhsiyaadkii ka qayb qaatay soo dhoweynta wafuuddii kala duwanayd ee soo gaaray Puntland, waxaana uu Madaxweynuhu shacabka ugu baaqay in mar waliba la ilaaliyo jiritaanka iyo nidaamkii Puntland lagu aas aasay.

Adobe 9A0-385 Practice Exam

Hong Choi had to bow to defection.Tseng Adobe Experience Manager 6.0 Architect Kuo fan again put Li Yanshen spread again, Adobe 9A0-385 Practice Exam said Li observed that in a very period ACE: AEM 6 Architect 9A0-385 of time, local parents directly related to the survival of the people, the ministry will not stay overnight, book case you first go back, please continue to check in detail. Someone Adobe 9A0-385 Practice Exam rushed to the guerrillas came shouting adults, incredible Zhang Ye s legs were kicked off Then the guerrillas walked straight and looked at Zhang Bao, who 9A0-385 Practice Exam was calling out, and suddenly waved his hand and said Dare to run wild on Kaifeng ground, courage is big enough Let s go down, no matter be business people, put them together Get the barracks tied up, the chair smashed Grandpa drink enough wine, first cut off their tendons and then slowly pastime. Emperor Xianfeng did this thing, has been referred to court as a wise move, always praised. British department does not leave you.Hong Jianonuo retreat.Hong Jia left, the yard also came from time to time abusive verbal abuse, stirring Zeng Guofan drowsiness no. Xianfeng Di can not read, said Mu Chang A, you can not scolding ministers in front of you Mu Chang A kneeling down Minions moment angry, please the emperor forgive. Daoguang took his nose smells, and then pondered, as if to take the idea.About half 9A0-385 Practice Exam a moment scene, Dao Guang Emperor said Xuan Lee too into medicine.

Early the next morning, 9A0-385 Practice Exam he handed Xie and Ren province pro film delivery.Xianfeng Emperor when Ting, quasi Jiangxi test after divert pro Hunan Province, and holiday for two months. Li Yanshen replied The lesson of the adults is that, however, the original Adobe 9A0-385 Practice Exam teacher had already gone to Hong Kong with the state of Hong Kong. People are accustomed to observing Taotai or alternate road.When Adobe 9A0-385 Practice Exam the host was able to chase the servant, he could not find a countertop under which he could see Zeng Guofan suddenly plunged in, and resigned his hand and Adobe Experience Manager 6.0 Architect turned his head and said, This dog is not as good as a cloth selling cloth Ask the officer what to say Tseng Kuo fan smiled and said Listen ACE: AEM 6 Architect 9A0-385 to the observation that it seems that the observation came from the disaster relief agency. News quickly reported to the capital of 9A0-385 Practice Exam horses, civil and military shock Manchuria. Look at the quarrel again, but it is the tiger painting as a cat like craftsmen are attending a green camp to be careful of the total reprimanded. Adobe 9A0-385 Practice Exam Two people seem to blame, and regardless of him, just take the chatter just chattering.

One third of the two groups are running away, and one third of them are catching up. Three hours ACE: AEM 6 Architect 9A0-385 passed, and Adobe 9A0-385 Practice Exam everyone started to teasing Lu Song Don t break it, Lu, brother, I am still waiting for you to go out and help me to judge it. Although he http://www.testkingdump.com has extinguished Zhang Haoran s prestige, he does not quite imagine the Dongbatian as a unified Adobe Experience Manager 6.0 Architect river. Lao Weitou said Get up I already knew Adobe 9A0-385 Practice Exam it. Hu 9A0-385 Practice Exam Shiling did not answer. If you dare to do it, Adobe 9A0-385 Practice Exam Adobe 9A0-385 Practice Exam I will discount your legs Another scream, Duan Feng fell to the ground.