Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha dowladda Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta hortagay Golaha Baarlamanka Soomaaliya.
Madaxda dalka ugu sarraysa ayaa lagu wadaa iney mudanaasha kala hadlaan sidii loo dar dargelin lahaa ansixinta suurto gal nimada doorashooyinka dhici doona daba yaaqada sanadkan 2016-ka.
Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Idaacadda Risaala usheegay in Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ay kulamo la qaadanayaan xildhibaanada Baarlamaanka