Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay dileen labo ruux.
Dilka ayaa ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, waxaana kooxaha hubeysan ay gaari ay wateen ku horjareen labo ruux oo gaari la socotay.
Mid kamid ah dadka deegaanka ayaa Risaala u sheegay in ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya iney tageen goobta dilka uu ka dhacay.
Hoos ka dhageyso


