Axmed C/laahi Xuseen Fanax Gudoomiyaha Golaha Adeega Garsoorka Koonfur Galbeed ahna Gudoomiyaha Maxkmada Sare oo Idaacadda Risaala la hadlay ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay qaabka ay maanta umagaaceen Gudooiyaasha iyo Garsoorayaasha qeybta ka ah maamulka Koonfur Galbeed.
Waxa uu sheegay in arintan ay tahay mid hormar u ah maamulka Koonfur Galbeed ayna noqon doonta mid wax badan ka qabata adeega Maxkamada Koonfur Galbeed.


