DHAGEYSO: Khaatumo”anaga ayaa ku sugan Buuhoodle”

Maamulka KHaatumo oo ka mid ah maamulada ka jira dalka ayaa faahfaahin ka bixiyey xiisad colaadeed oo maanta ka taagneyd magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer.

Wasiirka warfaafinta maamulka KHaatumo Axmed Xaaji Cali ayaa sheegay in maamulka khaatumo ay ku sugan yihiin magaalada buuhoodle islamarkaana ay been abuur tahay wararka sheegaya in laga saaray maagaalada Buuhoodle .

Hadaba Idaacadda Risaala ayaa caawa arimahaas wax ka weydiisay wasiirka