Dhageyso:-Halka uu ka yimid Ninkii Maanta lagu qabtay Guriceel

Kadib markii Maanta barqadii degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud lagu qabtay nin doonayay in uu is qarxiyo xilli ay halkaasi Munaasabad ka socotay ayaa waxaa faah faahin ka bixiyay falkaasi Maamulka Galmudug.

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug Saadaq Sheekh Yuusuf Ibraahim ayaa sheegay in Ninkaasi xilliga la qabanayay uu dalbaday in khudbad gabay ah uu ka jeediyo musaasabada loogu baroor diiqayay askartii ku geeriyootay dagaalkii sanado ka hor  Ahlusuna iyo Al-Shabaab ku dhexmaray Gobolka Galgaduud,hayeeshee Ciidamada ay ka shakiyeen.

Waxa uu sheegay in hadalkaasi kadib mid ka mid ah askarta uu baaritaano ku sameeyay,kadib markii laga  shakiyey intaasi kadibna lagu arkay waxyaabaha qarxa sidaasina lagu qabtay loogana furfuray qarixii ku xirnaa.

Mar Wasiirka wax laga weeydiiyey halka Ninkaasi uu ka yimid ayuu sheegay in uu ka yimid dhinaca Koonfurta Soomaaliya,balse haatan degmada Guriceel uu kasoo galay dhinaca degmada Ceebuur ee isla Gobolka Galgaduud ,halkaas oo ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab.

Geba-gabadii waxaa uu sheegay Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug Saadaq Sheekh Yuusuf Ibraahim in ninkaasi baaritaano dheeraad ah lagu haayo,isla markaana saacadaha soo socda Warbaahinta loo soo bandhigi doono.

ISC CAP PDF-Answers : CAP – Certified Authorization Professional

Shang Yi, ISC CAP PDF-Answers what kind of things should be discussed Hey, it s about a satin. In the first few days of the CAP PDF-Answers work of CAP – Certified Authorization Professional Wangwang to the silk factory, Changsheng accompanied ISC CAP PDF-Answers him. When the price soared, the http://www.passexamcert.com ISC Certification CAP ISC CAP PDF-Answers doctor ISC CAP PDF-Answers s consultation fee was also high.

For example, his kicking is a soccer playing move.There is no pure take ISC CAP PDF-Answers the law, use the law to control each other is a fist. CAP PDF-Answers I stooped up ISC Certification CAP ISC CAP PDF-Answers on the stool ISC CAP PDF-Answers smashed Old gun I fuck your mother Old gun head flash, smashed CAP – Certified Authorization Professional on his arm. It hurts.But I did not call.I know, her heart ISC CAP PDF-Answers hurts more.Because of ISC CAP PDF-Answers her face, has been shedding tears.

ISC CAP PDF-Answers I can t talk like this. Although I am not a manufacturer, I am a CAP – Certified Authorization Professional businessman. Finally, he bought two flowers of blue and yellow yellow flowers and two ISC CAP PDF-Answers ISC CAP PDF-Answers golden monkey cigarettes in ISC CAP PDF-Answers the store of the ISC CAP PDF-Answers management office. I didn t expect my son to ISC Certification CAP be hooked CAP PDF-Answers on this.