Ciyaaryahan Caalami ah oo Garoomada kusoo laabtay

Asamoah Gyan oo ah ciyaartoygii goolashii ugu badnaa abid u dhaliyay xulka qaranka kubadda cagta ee Ghana ayaa ka laabtay goonkii uu uga fariistay ciyaaraha caalamiga ah, ka dib markii ay khadka taleefanka ku wada hadleen madaxweynaha dalkiisa.

“Codsigii madaxweynaha niyad sami ayaan u qaatay, xulka qaranka ayaana u dheeli doonaa ayuu ku soo qoray Twitterka.