Gudoomiyaha degmaga Garbahaarey ee gobolka Gedo Nuur Sheekh Maxamed Buraale oo la hadlay Idaacadda Risaala ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ee ku sugan degmada Garbaheerey ay jirdil ugeysteen.
Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in ciidamada Itoobiya ay hanjabaad iyo jirdil isugu daraan shacbka ku nool degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo.


