DHAGEYSO: Ciidanka Booliska Somaliland oo dilay Shimbir dad dhaawacay

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Magaalada Caynabo kusoo bandhigay Meydka Shimbir ay sheegeen in maalmihii ugu dambeeyay uu bad badan ku dhaawacay degaano ka mid ah dowlad degaanada Somalida ee Itoobiya iyo Magaalooyinka ka mid ah Somaliland.

Shimbirka ayaa Carruur badan ku dhaawacay degaanada Miyiga ah, waxaana xilligaan xaaladood Caafimaad lagu dabiibiya Isbitaallada.

Ciidanka Booliska waxa ay sheegeen in ay dileen Shimbirka ugu dambeyntii waxaana ay soo bandhigeen maanta.

Qof ka mid ah dadkii uu waxyeelada u geystay ayaa sharaxaya: