DHAGEYSO: Boliiska Baardheere oo soo saaray amaro

Taliska boliiska degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxa uu shacabka Baardheere ku nool ku amray in ay soo sheegaan Al-shabaab ku dhuumaaleysanaya degmada.

Taliyaha ayaa dhanka kale waxa uu shacabka ka dalbaday in ay la shaqeeyaan ciidamada amaanka si looga wada shaqeeyo amniga degmada iyo deganaanshaha, waxaana uu sheegay in ay muhiim tahay shacabka iyo ciidamada in uu xiriir dhexmaro.

Guhaad Maxamed Macalin taliska boliiska degmada Baardheere oo wareysi siiyay Idaacadda Risaala ayaa ugu horeyn ka hadlay qaraxii ka dhacay Baardheere iyo xaalada guud ee degmada