Barnaamijkan oo ah mid loogu tala galay is dhexgalka bulshada iyo dib u heshiisiinta ayaa xalay ka furmay degmada Afgooye ee gobalka shabeelada Hoose, waxa uu ahaa afur ay ka soo qayb galeen maamulka gobalka , kan degmada iyo bulshada qaybeheeda kala duwan.
hoose ka dhageyso warbixin ku saabsan barnaamijka:



