DHAGEYSO: Barnaamijka Afuri oo hel labo ajar

Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa galabta si rasmi ah u bilowday Barnaamij lagu magacaabo ” Afuri oo hel labo ajar”

Haddii aad doonaysid inaad ka qeyb qaadato Barnaamijka Afuri oo hel labo Ajar waxaad kala xariiri kartaa Ama aad ku shubikartaa Lambarka ah 0618003111