Banaanbax dad ay ku dhaawacmeen oo lagu diidan yahay shirkii maamul usameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa maanta waxa uu ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.
Wariyaheena Yuusuf Cabdi Aadan oo ku sugan Beledweyne ayaa goor dhow arimahaasi inooga waramay.