Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ka yeelanaya mooshinka ka dhan ah dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Mudanayaasha ayaa ka doodi doona dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe,waxaaana jira mudanayaal katirsan oo baarlamaanka oo diidan in laga doodo arintaas.
Waxyaabaha laga hadlaayo ayaa waxaa ka mid ah qaabka loo wajahay dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe,sidoo kale waxaa laga doodi doonaan sharciga asxaabta iyo sharciga waxyaabaha qarxa.
dhawaan ayaa mudanayasha baarlmaanka kulan ay ku yeesheen xarunta golaha shacabka waxa uu kusoo dhamaaday iyo buuq iyo sawaxan


