DHAGEYSO: Al-shabaab oo afduub ugeystay dad reer guuraa ah

Al-shabaabkii laga saaray sida ay wararka sheegayaan deegaanka Togga Suuj ayaa waxa ay afduubteen dad reer guuraa ah inkastoo ay dib u siidaayeen.

Dadka la afduubtay ayaa ku dhowaad waxa ay gaarayaan 20-qofood sidaa ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka ah.

Qof ka mid ah dadka deegaanka ah ayaa inooga waramay sida dadkaasi loo afduubtay.