Wararka naga soo gaaraya degmada Dharkiinleey ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in 4 caruur ah oo wada dhalatay uu gaari ku jiiray degmada Dharkiinleey ee gobolka Banaadir.
mid ka mid ah caruurtaas ayaa la sheegay in uu geeriyooday halka 3 kalena uu dhaawac soo gaaray sida uu Risaala u xaqiijiyey qof goob jooge ah.
ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa goobta soo gaaray waxayna xabsiga dhigeen wadihii gaariga.


