Dhagax dhig lagu sameeyay Wadooyinkii ku burburay daadadka roobabkii da’ay

Madaxweyne Ku-xigeenka  Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta daahfuray dhismaha wadada halbowlaha ah ee Garoowe ilaa Sin-ujiif, wadada ayaa waxaa waxyeelo u geystey daadadka roobabkii da’ay.

Daahfurka dib u dhiska wadooyinka go’ay ayaa waxaa Kusimaha Madaxweynaha Ku wehelinaayey Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Rooobka, maamulka gobolka Nugaal, Kan degmada Garoowe, Afhayeenka Madaxtooyada Puntland, shirkado wadani ah oo ka qayb qaadanaya dhismaha wadada iyo masuuliyiin kale.

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa ku dheeray muhiimadda ay leedahay wax wadaqabsiga iyo isku duubnida shacabka iyo dowladda, waxa uu hoosta ka xariiqay inaanay dowladdu ka nasan marna tan iyo intii ay go’day wadadu, dedaalkaasina uu dhalay in maanta la bilaabo wejiga koowaad ee dhismaha wadada.

“Waxaan u mahadcelinayaa cidkasta oo isu xilqaantay, mahad waa leeyihiin lakiin waa waajibaad dhammanteen ina wadasaaran, waa-jibaadkaasi intii gudatay waan u mahadcelinayaa oo ay kamid yihiin shirkaddaha gaar ka looleeyahay, kuwa dowladda iyo gaadiidleyda reer Puntland waa mahadsantihiin.”

“Waxaan Kaloo farayaa xukuumadda inay il gaar ah ku eegaan cid kasta oo ka qayb qaadatay, waayo sharaf ayay mudan yihiin, in la xuso ayay mudan yihiin. Tani waa bilaw, waxaan ku dedaalay inaanay cidina nasan maaalmaha ciida, dowladda waa faran-tahay dedaal kasta oo dalka la isugu furayo, Insha Alla si deg deg ah ayay u furmidoontaa.” Ayuu yiri Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland.

Ugu dambayn, Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha ayaa u mahadnaqay shacabka ka qayb qaatay dhismaha wadada, waxaana uu xusay in hadda dedaalkeeda lagu jiro isu furka dalka, dhawaanna la bilaabidoono dhismihii weynaa ee wadada, sidoo kale wuxuu ganacsatada iyo shacabka intooda kaleba ugu baaqay inaan loo kala harin dhammaystirka wadooyolinka bur-buray.

Cisco 300-080 PDF Download : Troubleshooting Cisco IP Telephony and Video (CTCOLLAB)

He stood still in the foot of the stone, and looked around in despair. Golden http://www.passexamcert.com yellow sunflowers, their huge faces greet the sky, rolling with the sparkling glow of gold. I scared her on the phone. 300-080 PDF Download I am fine, what about you I am also Troubleshooting Cisco IP Telephony and Video (CTCOLLAB) very good, what about you Cisco 300-080 PDF Download I asked a Cisco 300-080 PDF Download question. After a while, Li Mu was picking up the CCNP Collaboration 300-080 phone, and Amy asked him, where are you Why don t you come back to eat Li Mu said, I am still working overtime Cisco 300-080 PDF Download at the company. However, the licorice aroma that was emitted from the younger brother s chest had already penetrated into her pores. From the beginning of Ye Green s sensibility, his father was sick and silent, and finally died silently.

It s the fourth brother I am xxx. If an ordinary person does something like Chen Yufeng, he may only be sentenced 300-080 PDF Download to fifteen or 300-080 PDF Download twenty years, because after all, it is the first CCNP Collaboration 300-080 time that the knife is in the first Troubleshooting Cisco IP Telephony and Video (CTCOLLAB) place. Although not very Cisco 300-080 PDF Download deep, he has also formed his own independent business theory system. After that, he picked up the account Cisco 300-080 PDF Download book and left without heading back. You are happy to watch it You are gone, this room is embarrassed to watch.

Tsing Yi soap pants, which are exposed white lining, serving fewer people, so difficult to clean and tidy. Ouyang three CCNP Collaboration 300-080 generations of officials in the state of Hengzhou, although the eighty nine http://www.testkingdump.com products are small officials, the door of the book s aroma is very strong. Put Cisco 300-080 PDF Download most of the street, Whiskers martial arts, so busy Four fast tour will finish, the team began to march toward France. Liu Xiangji, Hunan Academy of Science commented that Zeng Guofan said Once Zixi 300-080 PDF Download Tong could Cisco 300-080 PDF Download accommodate Zuo Zongtang, one Troubleshooting Cisco IP Telephony and Video (CTCOLLAB) of the best figures in Cisco 300-080 PDF Download Sanxiang In fact, when people still do not understand Tso.